Ajaaniib ku dhow 150 oo laga tarxiilayo Somaliland & sababta ka dambeysa

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay degaanadeeda ka musaafurineyso tiro dhaqaatiir Ajaaniib ah oo ay sheegeen iney si sharci darro ah uga howlgallaan. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi (Xirgeeye) ayaa sheegay in 130 ajaanib ah oo ka howlgalla goobaha Caafimaad ee sida gaarka ah loo leeyahay iyo kuwa Xukuumadda aysan … Continue reading Ajaaniib ku dhow 150 oo laga tarxiilayo Somaliland & sababta ka dambeysa